Jidadka Magaalada Beladweyne ee maanta la xiray & dad Xabsiga lagu guray

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xiray maanta gabi ahaanba wadooyinka waaweyn ee Magaalada Baled-weyne, iyadoo Dadka ku dhaqan Magaaladaas ay saaka ku soo tooseen xaalad ka duwan tii caadiga aheyd. Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada dowladda & kuwa AMISOM ay saaka hakad galiyeen guud ahaan isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka. Ciidamadan oo … Continue reading Jidadka Magaalada Beladweyne ee maanta la xiray & dad Xabsiga lagu guray